Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1142)

Shahaada dugsiyada Puntland oo la aqoonsaday !!

Comments Off on Shahaada dugsiyada Puntland oo la aqoonsaday !!

Heshiiskii ay fartu ku godneyd ee ay gaareen dawlada Puntland iyo Dawladda Xamar ayaa waxaa ku jirey qodob ahaa, in marka shahaada dugsiyada Puntland qaab ahaan loo ekeysiiyo Tan dawladda federalka in ay federalku aqoonsadaan shahaadadaas. Iyadoo uu midaas daba socdo ayuu Cali Xaaji Warsame sheegay inay muhiimadda wada hadalku uu salka ku hayey sidii […]

Continue reading …

Khaliif Ciise Mudan: Xaalada Puntland marayso‏!

Comments Off on Khaliif Ciise Mudan: Xaalada Puntland marayso‏!

Heshiis ayaa Puntland iyo DFS ku dhexmaray Garowe, waan soo dhoweynayaa waana ku tageerayaa in heshiis la gaaro, waxaase loo baahanyahay in la is weydiiyo:- 1. Arrimihii Puntland xariirka uGu jartay DFS maxaa lagaga heshiiyey 2. Maxaa laga yeelayaa heshiisyadii hore loo galay oo aan waxba laga hirgelin 3. Mar walba in heshiis la kala […]

Continue reading …

Interim Jubba Administration welcomes the Agreement between the Federal Government of Somalia and Puntland State.

Comments Off on Interim Jubba Administration welcomes the Agreement between the Federal Government of Somalia and Puntland State.

nterim Jubba Administration Press Statement For Immediate Release The Interim Jubba Administration (IJA) welcomes the historic agreement signed today October 14, 2014 in Garowe. The Agreement will serve as the blueprint for genuine Federal and State cooperation in a trusted manner. A significant agreement outlining 12 articles designed to cement further cooperation between the Federal […]

Continue reading …

Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiiradda Maamulka KHaatumo Oo Dhamaystiran

Comments Off on Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiiradda Maamulka KHaatumo Oo Dhamaystiran

Erigo’an: Madaxweynaha Khaatumo Mudane Prof Dr Cali Khaliif Galayr ayaa dhamaystiray golihii wasiirada maamul goboleedka Khaatumo, Golaha wasiirada ee Prof Galayr ayaa waxay ka kooban yihiin 34 Wasiir oo kala ah 9 wasiir, 4 Wasiiru dowle, 19 Wasiir ku xigeeno iyo Wsiir ku xigeen dib laga soo magacaabayo. Golaha Wasiirada ayaa Shirkooda koowaad ku yaashay […]

Continue reading …

Daawo Sawirka Todobaadka

Comments Off on Daawo Sawirka Todobaadka
Continue reading …

Statement from the Office of the President on the Occasion of the Signing of the Agreement with Puntland

Comments Off on Statement from the Office of the President on the Occasion of the Signing of the Agreement with Puntland

Mogadishu, Wednesday 15 October: Yesterday, the Federal Government of Somalia and the State of Puntland signed an agreement to resume relations and work together to build a federal state. I welcome this agreement and congratulate everyone for their willing and constructive input. We have been through many difficult years as a nation. Inclusive political settlement, […]

Continue reading …

Daawo Video: Puntland oo lagu Casuumay Shirka Maalgashiga Africa ee London

Comments Off on Daawo Video: Puntland oo lagu Casuumay Shirka Maalgashiga Africa ee London

Garowe(Pes) Dowladda Puntland ayaa markii ugu horaysay lagu casuumay Shir Caalami ah oo ka dhacaya wadan reer Yurub ah waa Ingiriiskee. Shirka oo ku saabsan Maalgashiga Africa iyadoo ay shirkaas ka soo qaybgalayaan madax farabadan oo Qaarada Afruka iyo Dunida kaleba ka socota kasoo dhowaan lagu qabanayo dalka Ingiriiska gaar ahaan magalada London. Madaxda Afrika ayaa […]

Continue reading …

The US Welcomes the Agreement between the Federal Government and Puntland State of Somalia

Comments Off on The US Welcomes the Agreement between the Federal Government and Puntland State of Somalia
The US Welcomes the Agreement between the Federal Government and Puntland State of Somalia

Thursday, October 16, 2014 United States Representative for Somalia (SRS) James P. McAnulty welcomes the historic October 14 agreement signed in Garowe between the Federal Government of Somalia (FGS) and Puntland State of Somalia.  This significant twelve-point agreement is a major cornerstone to the state building process. It has displayed the commitment of both parties […]

Continue reading …

Daawo Video-Akhri: “Reer Muqdisho” oo afka furtay

Comments Off on Daawo Video-Akhri: “Reer Muqdisho” oo afka furtay

      Halkan ka dhagayso Warsaxaafadeedkii oo Dhamaystiran Halkan ka Akhri waxay ka qoreen Saxaafada Xamar Heshiiskii dowlada Puntland iyo DFS http://www.jowhar.com/?p=3114 http://www.allbanaadir.com/news.php http://www.warfidin.net/2014/10/14/raiisul-wasaare-cwali-oo-saxiixay-in-maamulka-gobolada-dhexe-uu-gobol-iyo-bar-noqdo/ http://www.jowhar.com/?p=3135 http://www.dayniile.com/

Continue reading …

Daawo Video: waqooyiga Gobolka Mudug horena Puntland buu ahaa ..

Comments Off on Daawo Video: waqooyiga Gobolka Mudug horena Puntland buu ahaa ..
Daawo Video: waqooyiga Gobolka Mudug horena Puntland buu ahaa ..
Continue reading …