Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1329)

  Warbaahinta Puntlandes ayey ilo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen in magaalada Buurtinle ee Gobolka Nugaal lagu wado inuu ka furmayo Shirweyne . Shirkaasoo u dhaxayndoona Khaatumo oo uu hormuud u yahay xil prof Galayr iyo dowlada Puntland ee uu madaxda ka yahay Dr Gaas. Waxaa maantay ka soo gaaray degmada  Burtinle wafti uu horkacayo […]

Continue reading …

  Galkacyo(Pes) Patency (fur-furnaantii),transparent (Hufnaantii) andcredibility (Aaminaadii) uu Dr Gaas tiir dhexaadka uga dhigay markii uu ku jiray ololihiisii doorashada ay ku doorteen Baarlamaanka Puntland nadaxwaynaha Puntland 08-01-2014. Xukuumada Dr Gaas waxay maalmahay geed gaaban iyo mid dheerba u fuushay siday ku saa,idin lahayd lacagta ama dakhliga soo gala. Iyadoo oolole balaaran u gashay sidii […]

Continue reading …

Garowe(Pes) Wasaarada maaliyada oo gacan ka helaysa wasaarada arimaha Gudaha waxay bilabeen tababaro la xiriira kor u qaadida canshuuraha laga qaado muwaadiniinta reer Puntland. Wuxuu maanatay tababarku ku saabsanaa qaar ka mid ah maamulka dowladaha hoose ee degmooyinka Puntland. Iyo sidii ay kor ugu qaadilahaayeen ama u kobcinta lahaayeeb daqliga dowladdaha hoose. Waxaa tababarkaas  lagu […]

Continue reading …

Garowe(pes) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi u diray Cabdishakuur Maxamud Guray Agaasimihii Hay’adda Horumarinta iyo Maalgashiga Puntland Hay’adda ee shalay (21-07-2014) shil baabuur ku geeryooday. Pesayaa waxay A llah uga baryeysaa in uu u naxariisto dhamaan dadkii faraha badnaa ee shilkaas ku geeryooday. Waxay ahaayeen 8 ruux oo uu ku jiro […]

Continue reading …

  Garowe(pes) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kulan kula qaatay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Puntland,Agaasimewaaxyeedyada Maamulka ee Wasaaradaha,Agaasimayaasha Guud ee hay’addaha Madaxa banana iyo Gudoonka Hanti dhowrka Qaranka Puntland oo tiro ahaan Gaarayay 67,agaasime. 67,agaasime ayaa kala ahaa 31,Agaasime Guud,11,Agaasimayaal Hay’addaha Madaxa banaan ah 23,Agaasimewaaxeed Maamulka Wasaaradaha […]

Continue reading …

Pes Gaalkacyo: Barlamaanka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inay ansixiyeen Xeer ay jarjareen oo Caburinaya Xoriyadda hadalka isla markana awood dheerad ah siinaya Wasaradda Warfaafinta Puntland. Xeerkan waxaa ka hor yimid Suxufiyiinta Puntland oo ku tilmaamay talaabo cusub oo mugdi gelinaysa Xoriyadda Saxafadda iyo Xuquuqda hadalka. Guddiga Shuruucda ayaa ilaa 17 Qodob wax ka bedelay qaarkoodna […]

Continue reading …

  Pes GaalKacyo: Baarlamaanka Puntland ayaa meel mariyay xeer aan ahayn xeerkii warbaahinta ee saxda ahaa oo ay ku wada heshiiyeen dowladda iyo wariyayaasha Puntland bartamihii sanadkii 2013 ayay walaac xoogan ka muujiyeen Suxufiyiinta ka howl-gasha Puntland talaabada uu qaaday baarlamanku. Suxufiyiinta iyo Madaxda Ururada Warbaahinta  ayaa isla markiiba deroonkooda ka muujiyey sida aysan u […]

Continue reading …

Pes Gaalkacyo: C/ Cismaan Faarax Ciiro oo mar soo noqday  gudoomiye xigeenka degmada Gaalkacyo hadana ahaa xubin kamida Golaha deeganka degmada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ku dhintay shil gaari oo ka dhacay laanta dusmada oo u dhaxay deegaanka cagaaran & Gaakacyo   Allaha u Naxariisto Marxuumka. Waa shilkii labaad oo ilaa shalay 21 07 2014, […]

Continue reading …

Pes Bursaalax: War xaqiiq ah oo ay heshashay shabakada warlaliska Puntlandes ayaa noo xaqiijiyey in Prof Cali Khaliif Galyr iyo wafti balaaran oo Khaatumo ah oo uu hogaaminayo Prof Cali ay caawa ku sugan yihiin magaalada Bursaalax ee gobolka mudug. Waftigaas wuxuu ka kooban yahay isimo, siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgaran. Ujeedada safarkooda Bursaalax ayaa Pes […]

Continue reading …

Shil baaruun oo ka dhacay inta u dhaxaysa Buurtinle iyo Garowe ayaa keenay dhimashada 8 ruux iyo dhaawac intaas ka badan ka dib markii ay isku dhaceen labo gaari oo wadada ku safrayey. Dadka shilka ku dhintay ayaa waxa ka mid ah Cabdishakuur Maxamud Guray Agaasimihii horre ee hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ka dib markii […]

Continue reading …