Month: August 2015

Beesha Caalamka oo ku baaqdey in Xal deg deg ah laga gaaro Khilaafka Madaxweynaha iyo Xildhibaanada(Akhriso Warsaxaafadeed Beesha Caalamku soo saareen)

Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika...