Dhagayso-Sawirro: Shirka Madasha wadatashiga qaran oo galabta ka furmay magaalada Baydhabo
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa galabta 22-Jub-2016 magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka...