Dhagayso: Wariye Faadumo ”Wiilkuna waa xiran yahay maadaama uu hadalay ayuu yiri Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka Gobalka Bari”
27 May 2015 (Puntlandes)- Maxakamadda Racfaanka Gobalka Bari ayaa maanta ku amartay in xabsiga lasoo dhigo Wariyaha VOA magalada Bosaso Marwo...