Dhagayso: Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo khudbadiisii Furitaanka Barlamanka Somalia ku caddeeyey in Sool & Sanaag ka tirsan yihiin Puntland
10 Marso 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo goor dhawayd khudbad aad u dheer ka jeediyey Munaasabada Furitaanka kalfadhiga...