Xisbiga Himilo Qaran “Xisbiga Himilo Qaran wuxuu ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa in muddo xileedka Baarlamaanka uu dhamaaday”
14 April 2026 (Puntlandes.com) Xisbiga Himilo Qaran ayaa wuxuu ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa in muddo xileedka Baarlamaanka oo ah tiirak koowaad...