Sawirro: Jubaland & Mareykanka oo kawada hadlay bilaabida howlgalka xoreynta deegaanada ay wali haystaan kooxaha Argagixiso
07 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Taliska...