Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1435)

Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba kilmadood. Qofka Soomaaliya dacwad gelinaaya, maanta oo ay tabar daran tahay, lana socda in Kenya ay garab taagan yihiin reer galbeedka oo dhan, gaar ahaan, […]

Continue reading …
Daawo Video: Abaalmarin la siiyey Ardada Jaamacadaha Melbourne Australia bartamihii bishan

Bartamihii agoosto 2014 waxaa ka dhacday xurunta Baarlamaanka Gobolka Victoria ee magaalada Melbourne xaflad ay ka qaybgaleen in ka badan 200 qof. Taasoo lagu abaalmarinayey ardada ka qalinjabiyey Jaamacadaha, Dugsiya sare iyo Koleejyada.   Warbaahinta Puntlandes ayaa u hambalyeynaysa dhamaan ardada Soomaaliyeed ee la gudoonsiiyey abaalmarinta. Hambalyo, Hambalyo Halkan ka daawo Video   Puntlandes.com

Continue reading …

Garowe (Pes) Xildhibaan Xasan Xaange Maxamed oo ka mid ah aqalka Baarlamaanka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qirshool uu sheegay in lagu damacsan yahay in lagu dilo. Maanta oo uu shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayuu Xildhibaanku cadeeyay inaysan run ahayn wararka sheegaya inuu xarunta Baarlamaanka dhexdeeda ku caaay diinta Islaamka isla markasna arrintani […]

Continue reading …

Waxay faafisay wakaaladda wararka ee AP kii August 2014, Soomaaliya waxay weydiisatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee Hague in la calaamadeeyo xuduudda badda ee ay Soomaaliya la wadaagto waddanka Kenya. Codsiga ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah waxay ku sheegtay ” in labada waddan ay isku afgaran-waayeen halka ay mareyso xuduudda badda […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Prof Galyr oo lagu qabtay Xafladii Caleemo-Saarkii Togga-Ereg dhexdiisa ayaa ka hadlayey goobtaas  ayaa wuxuu calaamad  su,aal geliyey wada dhalashada dadka isku meesha ka soo jeeda . Waxaana hadaladiisa ka mid ahaa ”war haday jirto …. Na daaya” Galayr ayaa wuxuu caado ka dhigtay in uu hadalo aan laga fiirsan ku hadlo..   Hoos […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Ka dib markii ay dagaal uga qabsatay Somaliland Tuulada Saaxdheer oo ay Cadaadeeda iyo Bilcilkeedu u ahaayeen Xafiis Maamulka Khaatumo ee loo doortay Prof Galayr ayuu wuxuu Prof ku isku caanoshubay Tog ku yaal xadka itoobiya. Halkaas o oka hadlay maalintii shalay ahayd ayuu wuxuu taageero lixaad leh u muujiyey maamul ku sheega […]

Continue reading …

Wasiirka waxbarashadda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa khudbad uu kaga hadlay waxyaalo badan oo qarsoonaa u jeediyay shacabka reer Puntland ee magalada Minnepolis. Cali Xaaji ayaa aad uga hadlaydagaalka uu Xasan Culusoow ku hayo shacabka nabada jecel ee Puntland. Halkan ka daawo Cali xaaji oo waxyaalo badan banaanka soo dhigay. Puntlandes.com

Continue reading …

Taliyaha ciidanka Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii ay ku qaadeen maantay Saaxdheer wuxuuna ku faanay in ay talaabo ka qaadeen Pof Galayr isagoo yiri “ha lagu tusaale qaato Cali” wuxuuna intaa ku sii daray in “Docmo ayuu sii jibaaxayee Galayr”   Halkan ka daawo Puntlandes.com

Continue reading …

Waraysi uu siiyey VOA afhayeen u hadlay maamulka Prof Galayr ee dhawaan doorashadiisu ka dhacday Caada iyo Bilcilka tuulada Saaxdheen  ee Khaatumo ayaa ku eedeeyey weerarkii maantay ay Somaliland ku soo qaaday Saaxdheer in ay Puntland ku wehelisay wuxuuna yiri ”Puntland iyo Somaliland ayaa na soo weeraray”   Hoos ka dhagayso waraysiga xafiiska wararka Puntlandes.com

Continue reading …

Marxaladii Goobweyn oo lagu soo afmeeray nabad iyo Bare Hiiraalana oo imandoona doono Kismaayo kadibna sida qorshuhu yahay loo gudbin doono Muqdisho halka ciidankiisa Lagu xarayn doono Jaamacada Kismaayo. Saraakiil hordhac u ah ayaa caawa Kismaayo la keenay.Waana sadax sarkaal oo magacyadooda la yiraahdo Col Cabdi Cigaal waa taliyihii maleeshiyada Bare Hiiraale,Maxamed Cali iyo Cabdirashiid […]

Continue reading …