Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1469)

Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa waraysi uu siiyey BBC da ku sheegay in lagu qasbay oo uusan isagu rabin. Hadalka Galayr ayaa ku soo aadaya iyadoo la filayey in Prof ka  maahee aysan cid kale soo baxayn. Waxaa taas cadayn u ah in ay sharaxnayeen Galayr iyo […]

Continue reading …

Waxaa kula tartamayey Galayr Indhosheel oo kaliya wuxuuna kaga adkaaday sidii la filayey wareega koowaad isagoo Galayr helay 21 cod halka uu Indhosheel helay 9. Waxaa isna madaxweyne ku xigeen noqday Cabdul Maxamuud Haybe (Cagalule) oo helay 19 halka uu ninkii la tartamayey helay 12 cod. Waxaa la filayaa in uu Prof Galayr wadahadalo u […]

Continue reading …

Waxaa maantay shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargaysa caasimada Somaliland masuuliyyin ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani. Waxayna ku eedeeyeen in ay Xukuumada Soamliland sabab u ahayd in ay dalka ka goostaan masuuliyiin miisaan culus ku lahaa bulshada dhexdeeda. Waxay magacaabeen goosashadii siyaasiyiinta jilib culusta ah ee kala ahaa Xaabsade iyo fu,aad kaga goosteen Somaliland. […]

Continue reading …

Fa,aad Aadan Cadde oo haaa lataliyahay madaxweynaha Somaliland ee Gobolda Bari ayaa si cad u sheegay in uu ka goostay Somaliland. Mar Fu,aad la waydiiyey in uu ka dabatagayo siyaasiga caanka ah Axmed Cabdi xaabsade ayuu ku gaabsaday in ay runa noqon karto ama qalad noqon karto, wuxuuna intaa sii raaciyey ”wali Xudun baan joogaa […]

Continue reading …

Waxaa maantay, 13-08-2014, qudbadahooda ka jeediyey Saaxdheer,geed qurac ah hoostiis, musharaxiinta madaxtinimada Khaatumo oo ah Indhasheel iyo Galayr. Waxaa lagu wadaa in Baarlamaanka 32 da xubnoond ka kooban ku doortaan Prof Galayr oo in mudo ahba suxulduub ugu jiray in uu madaxweyne loogu wacqalo dabadeedna uu wadahadalo la galo Somaliland.   Galayr ayaa qubadiisii uu […]

Continue reading …

Puntlandes.com

Continue reading …

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka jawaabay waraysigii uu siyaasiga caanka Axmed Cabdi Xaabsade siiyey idaacada afka soomliaga ku hadasha ee BBC da. Baashe ayaa yir. ”waan jeclaan lahayn in uu siyaasi Xaabsade nala joogo” Wuxuu kaloo intaa ku daray ”qofku meeshuu doono waa aadi karaa laakiin waxay […]

Continue reading …

Siyaasiga caanka ah Amxed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedada uu dib ugu soo noqday dalkiisa,dadkiisa iyo Dowladiisa ay tahay inuu la shaqeeyo dowlada cusub. Wuxuuna xusay markuu mideeyo Puntland in uu usii gudbi doono Jubbaland si buu yiri aan ugu ololeeyo dadka aan ka dhashay. […]

Continue reading …

30/7/2014 ayaa Madaxda Villa Soomaaliya ay sameeyen wax ay ugu yeeren Maamulka Gobolada Dhexe ee Soomaaliya,kaas oo lagu daray Dhul ka tirsan Maamulka Puntland. Dowlada Puntland ayaa 31/7/2014 kaso horjeensatay dhacdadan,waxayna xiriirka u jartay Dowlada Muqdisho,waxay dib ula soo noqotay xubintii u matalaysay Guddiga Dastuurka,isla markaana waxaa wada tashiyo loogu yeeray Xildhibaanada Puntland u matala […]

Continue reading …
Continue reading …