Sawirro-RW Cumar Oo Gaarey Baydhabo Xuluufaysina Layeeshay Madaxweynaha K Galbeed.
November 20 2016 (Puntlandes)-Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa gaaray magaalada Baydhabo, wuxuuna kulan xasaasi ah...