Month: January 2017

Xeer ilaaliyaha Qaranka ”heshiiski isafgarad ujeedka labada dowladood waxay ahayd in Qalfoofbadeedkooda u gudbiyaan hey’adda UNka u qaabilsan badaha caalamka, waana laga gaaray dantii laga lahaa heshiiskas mana shaqeyneyno hada”

Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Saddex-xarigle Mursal Daahir Cumar oo Kamid ahaa Ciidanka Madaxtooyada Dawladda Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa deegaanka Dhuhub ee Gobolka Karkaar kaga qayb galay aas qaran oo...

Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dhagaxdhigay wado laami ah oo is ku xidhi doonta Bandar-Bayla iyo degmaada Qardho, kadibna safar ugu soo amba baxay degmada Qardho

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee kormeerka shaqo ku marayey degaanada gobolada Bari...