Sawiro: Madaxweyne Gaas oo daah furay xafiiska qunsuliyadda dawladda Yemen ee PL uguna baaqay Yemeniyiinta in PL gacmo furan ku soo dhawaynayso
24 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay xafiiska Qunsuliyadda Dawladda Yemen ku yeelanayso Puntland...