Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1424)
Continue reading …

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka hadlay tegitaanka uu Puntland tegay Syaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade wuxuuna ku tilmaamay nin girigiisii kale tegay. Baashe wuxuu kaloo ka hadlay xiriirka Somaliland iyo Prof Galayr isagoo daaha ka rogay in ay is ogyihiin Prof Galayr ayna ku heshiiyeen marka […]

Continue reading …

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas’ ayaa sheegay in Beesha Caalamku ay wado talaabo ay ku dhexdhexaadinayso Dowlada Puntland iyo DFS. Dr Gaas  ayaa yiri ‘’Waxaan maqlayay dad Mas’uuliyiin ah oo si aan Laaqi ahayn uga hadlayay Idaacadaha iyo Telefishanada,laakiin annaga mawqifkayagu wuxuu ku dhisan yahay Soomaaliya oo Federaal ah,Soomaaliya oo ku dhaqanta […]

Continue reading …

Garowe (Pes): Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo maalinti shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ayaa maanta hoyga uu dagan yahay Qado sharaf ugu sameeyay masuuliyiinti, siyaasiyiin iyo waxgarad ka qayb qaatay soo dhaweynti loo sameeyay . Casumaada ayaa waxaa kamid ahaa Saraakil katirsan Madaxtooyada dowladda Puntland,Xildhibaano,Saraakil ciidan,waxgarad,aqoonyahano iyo […]

Continue reading …

Garowe (Pes): Waxaa Maanta Si rasmi ah xilka ula kala wareegay Taliyiha cusub ee Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland G/Sare Cabdirashiid Maxamuud Ashkir(Qodhob) iyadoo uu xilka kala wareegay taliyihii hore ee Ciidanka Madaxtooyada  G/Sare Cumar Cabdulaahi Maxamed Faroole.   Taliyihii Hore ee Ciidanka Madaxtooyada Dowlada Puntland G/Sare Cumar Cabdulaahi Maxamed oo hadal kooban ka jeediyay Goobta ayaa […]

Continue reading …
Continue reading …

">

No Comment
Continue reading …

Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar oo ka mid ah baarlamaanka Puntland ayaa wuxuu ka digay shirarka beelaha ee ay dowlada Puntland ka abaabulayso magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Xil. Ayaa intaas ku daray in loo adeegasaday abaabulka shirarkaas dad kursi doon ah.   Halkan ka dhagayso Xillibaan Siciid. Xafiiska wararka Puntlandes.com

Continue reading …

Garowe (Pes) Wasiirkii hore ee waxbarashada dawladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa ka digay in lagu kaco arimo wax u dhimaya nabadgalyada Puntland. Juxa ayaa dadka xusuusiyey in Puntland loo soo maray halgan dheer ayna tahay in reer Puntland ka wadoshaqeeyaan nabadgalyada Puntland. Lagana fogaado wax alaale iyo wixii wax u dhimi kara midnimada iyo nabadgalyada […]

Continue reading …

Garowe (Pes): Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland Si weyn loogu soo dhaweeyay Siyaasida caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo Sanadihii u danbeeyay ku sugnaa Somaaliland. Waxaa ka qayb qaatay soo dhaweynta Xaabsade Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiiro, Xildhibaano,Haween Dhalinyaro iyo qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Garoowe. […]

Continue reading …