Wid

Sawirro:-Samafale Tigey”waxaan Soo Gabagabaynay Socdaalkayagii Samafalka oo Qaatay 11 Casho 23/1/2017–2/2/2017 Waxaan kasoo Shaqaynay Gobolada Bari, Kar Kaar iyo Gardafuu

Waxaannu Caawinnay Dadka Soomaaliyeed ee isugu Soo Guuray Robkii ka Da,ay Puntland Waxaannu Gargaar Gaarsiinnay Dad isaga kala Yimid Waqooyi...

WARMURTIYEED:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo Maanta Lagaga Arrinsaday Arrimo laxiriira Ammaanka, Xaalada Abaaraha Iyo Doorashooyinka Soomaaliya.

Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo Maanta Lagaga Arrinsaday Arrimo laxiriira Ammaanka, Xaalada Abaaraha Iyo Doorashooyinka Soomaaliya.