Month: November 2016

Dhagayso:Taliska Daraawiishta Gobolka Mudug “81 Askari ayaan uga dilnay Galmudug dagaalkii maanta” (Sidii ay Puntlandes.com horay u Qortay)

6 Nov 2016 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamuud Ashkir (Qodhob) oo caawa waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa...

FADEEXAD-CADAYN: Nin ka mid ah 6 nin oo Shacab ahaa oo Galmudug Afduubatay dagaalkii 2015kii dabayaaqadiisi ka dhacay Galkacyo oo maanta lagu sheegay Sarkaal PL ah oo ay qabteen