Month: February 2017

Warbixin+Sawirro:-Wasaarada Deegaanka Puntland iyo Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo wada Daahfuray Mashruuca Xog-isgaarsiinta Isbedelka Cimilada.

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u qaabilsan arimaha Deegaanka iyo Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa si wadajir ah...

Sawirro:-Samafale Tigey”waxaan Soo Gabagabaynay Socdaalkayagii Samafalka oo Qaatay 11 Casho 23/1/2017–2/2/2017 Waxaan kasoo Shaqaynay Gobolada Bari, Kar Kaar iyo Gardafuu

Waxaannu Caawinnay Dadka Soomaaliyeed ee isugu Soo Guuray Robkii ka Da,ay Puntland Waxaannu Gargaar Gaarsiinnay Dad isaga kala Yimid Waqooyi...

DHAGAYSO: PROF CABDIRASHIID CABDIRAXMA (GEYRE) OO KA HADLAY SOO NOOLAYNTA RAJADA MUSTAQBAL EE SOMALIYA & LANA DARDAARMAY BAARLAMAANKA SOMALIYA

4 feb 2017 (Puntlandes) Prof Cabdirashiid Cabdiraxman (Geyre) ayaa golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan u mariyey ummadda soamliyeed sida...