Home » Archives by category » Wareysi (Page 2)

Dhagayso:- Madaxweyne Gaas” Majirto Gurmad Dhanka Abaaraha Oo Beesha Caalamka Iyo Dowlada Soomaaliya Midna Naga Soo Gaarey

Comments Off on Dhagayso:- Madaxweyne Gaas” Majirto Gurmad Dhanka Abaaraha Oo Beesha Caalamka Iyo Dowlada Soomaaliya Midna Naga Soo Gaarey

Madaxweynaha dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali oo ka hadlayay dadka meelaha kala duwan uga soo hayaamay Puntland ayaa waxaa uu sheegey in dadkaan ay iska soo guureen balse aysan wadan wax sahay ah ama ay soo raaciyeen maamuladii ay ka yimaadeen. Madaxweyne gaas oo ka hadlayay kaalmo kasoo gaadha beesha caalamka ayaa waxaa uu shegey […]

Continue reading …

Dhagayso:-Dad Udhintay Xanuuno Abaarta kadhashay Gobolka Sool

Comments Off on Dhagayso:-Dad Udhintay Xanuuno Abaarta kadhashay Gobolka Sool
Dhagayso:-Dad Udhintay Xanuuno Abaarta kadhashay Gobolka Sool

Sheekh C/laahi Faarax ciise waa mid kamida odayaasha deegaanka God,aalo oo hoos tagta dagmada taleex ee gobolka sool wuxuu sheegey in abaaraha xanuuno ka dhashay ay dhinteen ilaa afar qof oo ay kujidho hooyo uur leh oo xanuunka udhimatay. Waxaa uu sheegey in marka hore xanuunku ku bilaabanayo gandho, Qufax iyo shuban iyo matag waxaana […]

Continue reading …

Dhagayso:- Xildhiban Cabdi Risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne Gaas Waa Inuu Is Casilaa Maadama Uu Hogaanka Dalka Ku Fashilmay

Comments Off on Dhagayso:- Xildhiban Cabdi Risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne Gaas Waa Inuu Is Casilaa Maadama Uu Hogaanka Dalka Ku Fashilmay
Dhagayso:- Xildhiban  Cabdi Risaaq Siciid Aadan”Madaxweyne Gaas Waa Inuu Is Casilaa Maadama Uu Hogaanka Dalka Ku Fashilmay

Xildhiban  Cabdi Risaaq Siciid Aadan oo ka Mid ah Mudaayasha Laga Soo Dooortoo Gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegey in madaxweynaha dowlada Puntland kula talinayo madama uu ku fashilmay hogaanka dalka marka loo eego xaalka dalka ka jira. Xildhiban  Cabdi Risaaq Siciid Aadan ayaa sheegey in dowlada Puntland ay dayacday xaalka dadka abaaruhu hayaan ee […]

Continue reading …

Dhagayso:-Dowladda Puntland Oo joojisay gawaarida raashinka u qaada Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag

Comments Off on Dhagayso:-Dowladda Puntland Oo joojisay gawaarida raashinka u qaada Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag
Dhagayso:-Dowladda Puntland Oo joojisay gawaarida raashinka u qaada Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag

Dowladda Puntland ayaa joojisay gawaarida raashinka u qaada Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag waxaana jirta cabasho kasoo yeereysa dadka deegaankas ku dhaqan madama qaybo kamida buuraha ay kusoo hayaameen dad kasoo guurey meelo aad u fog fog. Mursal Maxamuud Cabdi oo katirsan waxgaradka Calmadow ayaa waxaa uu sheegey inay dadka halkasi ku dhaqan la il daran yihiin […]

Continue reading …

Dhagayaso:-Hooyada Dhashay Gar Dhawaan Degmada Goldogob Lagu Kufsaday Oo In La Caawiyo Codsatay

Comments Off on Dhagayaso:-Hooyada Dhashay Gar Dhawaan Degmada Goldogob Lagu Kufsaday Oo In La Caawiyo Codsatay
Dhagayaso:-Hooyada Dhashay Gar Dhawaan Degmada Goldogob Lagu Kufsaday Oo In La Caawiyo Codsatay

Hooyo Shukri Cabdulaahi Cabdiraxmaan oo ah Hooyada Dhashay Gabar 14 Jir ah oo dhawaan kooxa dhaliyaraa kufsadeen isla markaasina ka duubeen muuqaalo iyagoo kufsanaya sawirro na ka qaadeen kuna faafay baraha bulshada ayaa codsatay in la caawiyo. Hooyo Shukri Cabdulaahi Cabdiraxmaan ayaa sheeegtay in gabdheeda si fool xun loo kufsaday ayna intii kale caruurta cabsi […]

Continue reading …

Garowe(Pes) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Nichalos Kay ayaa 17-08-2014 waxa uu xarunta Gollaha shacabka kula kulmay Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Siciid Xasan Shire iyo qaar ka mid ah xildhibanada. Baarlamaanka Puntland ayaa u cadeeyey mr Kay in dulqaadkii ka dhamaaday lana joogo waqtigii Puntland ka go.i lahayd Xamar oo ay Puntland dulqaad sugitaan […]

Continue reading …

Daawo Khudbadii uu Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa Hoos ka daawo   Puntlandes.com

Continue reading …
Page 2 of 212